Opinions

We the people of idiots!

Radio Somaliland - 25 Oct, 2009T
null
aking the independent Somaliland to the unknown Somalia was an accident in the history of Somaliland! A bad one! We paid that with blood and treasure!
» Read more

An open letter to the opposition parties, to the people of Somaliland

Radio Somaliland - 25 Sep, 2009
null
What (Somaliland) we are confronting to day is nothing but our sin! We sinned when we handed over our Somaliland to the killers of Somali Landers! To the enemy of Somaliland!
» Read more

Mr. President it is time for you to Resign!

Radio Somaliland - 13 Sep, 2009
null
Confro ntations between demonstrator and the police caused a number of deaths and wounded in Hargeysa today. By: Mahdi Gaboose
» Read more

He is an enemy take him as an enemy! “ Inahoo Caduun, Fa khuduuho Caduwa!”

Radio Somaliland - 13 Sep, 2009
null
If that is Riyaale and that is he, the enemy, what would we call the Riyaale/Awil driven UDUB (tantrum) parliamentarian by the name of Hussein Ismail who said astonishingly idiotically, by: Ibrahim Mead
» Read more

debate must no more be appeasing the sub-contractors of evil!

Radio Somaliland - 19 Aug, 2009
null
"The debate is no more a quarrel between political parties. It is between saving Somaliland from sure disaster in the hands of the sub-contractors." By: Ibrahim Mead
» Read more

Protest Letter to Mr. Rayaale and his cronies

Radio Somaliland - 18 Aug, 2009
null
Mr. Rayaale you already illustrated how ungrateful you are to Somaliland. Aren’t you ashamed that after seven years in power at least for one day you didn’t act like a leader and talk like a leader. By: Abdisamad Ali Awaleh
» Read more

Saving Somaliland

Radio Somaliland - 18 Aug, 2009
null
Edna Adan Ismail, the founder of the Edna Hospital of Somaliland, is one of those people. Her achievements are quite remarkable considering the difficult circumstances she has been working in for the past few years. By; Stijn Jaspers
» Read more

The Jailings and Spurious Charges Against Journalists in Somaliland

Radio Somaliland - 18 Aug, 2009
null
"Journalism can never be silent: that is its greatest virtue and its greatest fault. It must speak, and speak immediately, while the echoes of wonder, the claims of triumph and the signs of horror are still in the air." Henry A Grunwald by:Saeed Furee
» Read more

Riyaale Saddex Arrimood midba la gudboon

Radio Somaliland - 13 Aug, 2009
null
Inuu ka dhaga-adaygu oo uu diido rabitaanka shacabka Somaliland, Bulshada caalamka iyo go'aankii golaha wakiiladu soo saareen 11/08/09, ka dibna uu wajaho in golaha wakiiladu ka xayuubiyaan maamuskii iyo xilkii Madaxweyne ee ummada u hayey.
» Read more

An open letter to the international Community- Somaliland donors

Radio Somaliland - 11 Aug, 2009
null
Here, history repeated it self!
Again we found our selves warning and appealing the world to save Somaliland from her own government, just like (SNM) we warned the world against Siyad Barre’s Regime of what they were doing with their own people
» Read more

Wadar iyo Waaxid Midkee Waalan?

Radio Somaliland - 09 Aug, 2009
null
Labadii todobaad ee ugu danbeeyey waxaa ka dhex aloosnaa labada gole ee laysku yidhaahdo baarlamanka Somaliland waa golaha guurtida iyo golaha wakiilada Somaliland-ne khilaaf kala qaybiyey xildhibaanada.
» Read more

Huuno: Dillay Colaada iyo Baqamaalka jooji.

Radio Somaliland - 09 Aug, 2009Mashruuca Ceelberdaale hanti guud muu ahayn , wuxuu ahaa hanti gaar, Qardo ma ahayn 1988kii, wuxuu ahaa beero la falanayey muddo 60 sanno ah
» Read more

A thank you note to the International community

Radio Somaliland - 04 Aug, 2009
null
Some news and other sources are telling us that the EU and the US are now evaluating whether Riyaale and thugs are to be imposed travel pan and their accounts be frozen if they do not change their decision regarding the Somaliland elections as well the expulsions of the Interpeace and others helping Somaliland.
» Read more

“Ceelbardale-Dila” conflict is a pretext / prelude to destabilization of Somaliland!

Radio Somaliland - 25 Jul, 2009
null
It is not “ Ceelbardale-Dila issue. It is a nation under threat! The conspiracy is originating from the house facing the (neglected) Group Hospital! Some people call it the “cursed house!”
» Read more

DAAHFUR QAYB KA MID AH TAARIIKHDA CEELBARDALE

Radio Somaliland - 23 Jul, 2009Waxan isu dayayaa in aan waxogaa ka iftiimiyo taariikhda ceelbardaale oo baryahan noqday mowduuc aad ugu badan warbaahinta lagana yaabo dad badan oo aan aqoon weyn u lahayni ama dano gaar ah kalihi inay si kale u dhigaan.
» Read more

Somaliland Needs Reconciliation And Sensible/New Date of Presidential Elections

Radio Somaliland - 12 Apr, 2009The present political climate in Riyales’ Government, in which opposition parties are not able to operate freely and safely, is in no way conducive to the holding of free, fair,
» Read more

The urgency of now!

Radio Somaliland - 16 Mar, 2009
mead
What is happening in our land not only borders nuttiness and empty headedness, it is beyond that it is an out right treason!.by Ibrahim Mead
» Read more

Change in Somaliland is bound to happen

Radio Somaliland - 29 Jan, 2009
sd
“Somalilanders have a great dream that one day this nation will rise up and live out the true meaning of its creed" Saeed Furaa.
» Read more

Now body owns no body, but every one is the brother of the other…

Radio Somaliland - 02 Jan, 2009
nb
Who is swimming naked when tides retreat and goes away; with out knowing they are naked? - Ibrahim Mead. Political analyst.
» Read more

Jawaab ku socota ninkii u jawaabay Ibrahim Maygag Samatar, mudane Cisman Abokor by Iid Xasan Aw Muse

Radio Somaliland - 11 Sep, 2008In dhawayd-ba qoraalo badan ooy naftu jeclayd innay wax ka tidhahdo ayaan mareegaha internet-ka ku arki jiray hadana waxaan u waayay wakhti aan ugu jawaabo amma dareenkayga ku saabsan qoraaladaas aan wax kaga qoro.
» Read more

Google
 
Web Somaliland

Ceelbardaale” issue is missing in the mix

Radio Somaliland - 05 Oct, 2009
null
But where is the bone? Where is the beef? I mean, where is Ceelbardaale in the mix?". A wondering Gabilian said that! “ How do you mean sir,” the author asked “ I mean like chairman Silanyo said to Riyaale “Release the innocent young men collected and put in prison for they exercised their right to demonstrate peacefully”. The houses leaders and the parties’ leaders were expected to say, “ Stop your clan militia, which you and your government blessed and sponsored.” But no one said that!
» Read more

Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiillada oo Sheegay inay Sii Wadayaan Mooshinkii Maamuus-ka-xayuubinta Madaxweynaha

Radio Somaliland - 27 Sep, 2009
null
Hargeysa - Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada oo ka mid ah 38 mudane oo hore golahaas u soo hordhigay mooshin ay ku dalbadeen in maamuuska lagaga xayuubiyo Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka oo ay eedaymo badan u soo jeediyeen, kaas oo doodiisu toddobaadkii hore golaha ka bilaabantay, balse la hakiyey kadib markii Guddoomiyayaasha axsaabta iyo ergooyinkii wadaniga ahaa ee dhexdhexaadinta khilaafaadka ku jiray, ayaa sheegay inay sii wadayaan mooshinkooda oo uu yahay marshuuc sharci ah.

» Read more

Xisbiyada mucaaridka oo ku baaqay isku soo bax golaha guurtida hortiisa bari aroorta

Radio Somaliland - 24 Sep, 2009
null
Hargeyssa - Guddoomiyayaasha Axsaabta Mucaaradka ah ee KULMIYE iyo UCID ayaa caawa shacabweynaha ugu baaqay inay isu-soo-bax isugu yimaadaan Golaha Baarlamaanka hortiisa si looga hortago in golaha guurtidu isku dayaan inay xukuumada u kordhiyaan mudada mardanbe.
» Read more

Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada oo xildhibaanada loo akhriyey qodabada xilka lagaga xayuubinayo madaxwaynaha

Radio Somaliland - 22 Sep, 2009
null
Hargeysa -Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland,
null

C/raxmaan Maxamed Cabdillahi, ayaa mudanayaasha loogu qaybiyay Laba Mooshin oo kala ah Maamuus ka xayuubin lagu samaynayo Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa oo ay wateen mudanayaasha Mucaaridka ah iyo Mooshin la rabo in dib u habayn lagu sameeyo Xeer-hoosaadka Golaha oo ay wateen Mudanayaasha Muxaafidka ah.
» Read more

Urgent call [Baaq] to the Goorte of Somaliland

Radio Somaliland - 20 Sep, 2009
null
To: “Goorte“ of Somaliland - Gentlemen [and ladies, if there are any] of the house of “Goorte”. Any more extension of any sort for a (Riyaale) man who metamorphosed and manifested him self as the enemy of his people, a man who betrayed the trust entrusted upon him is a mindboggling exercise! It is “xaraam!” Mentioning it is forbidden like the “findicil” It is a no go zone as far as Somaliland is concerned! Only gravediggers want to go there! They seem determined to put Somaliland in the grave alive, on our watch! That must not happen, gentleman of the Goorte!

» Read more

Shirguddoonka Golaha Guurtida oo ka warbixiyay kulan ay isugu keenayaan saddexda Xisbi Qaran

Radio Somaliland - 18 Sep, 2009
null
Hargeysa - Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhigii maanta Mudanayaasha Golahaas uga xog waramay kulan ay shalay la yeesheen Masuuliyiinta Axsaabta Qaranka. Shirkan oo lagaga hadlayay sida xal loogu heli karo Khilaafaadka dalka ka taagan iyo dib-u-dhaca Doorashada Madaxtooyada ee mar kale Komishanku dib u riixay, ayaa Shirguddoonku ka warbixiyay waxyaabaha lagaga wada-hadlay
» Read more

Silanyo Oo waxkama jiraan ku sheegay In Rayaale Ay Maanta Kulan dhexmari Doonaan

Radio Somaliland - 18 Sep, 2009
null
Hargedisa - Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa beeniyey in madaxweyne Rayaale ay kulan wadahadal maanta ku yeelan doonaan qasriga madaxtooyada, isagoo intaa ku daray in wadahadalo dhexmara ay ku xidhan yihiin inuu Rayaale fuliyo heshiisyadii hore ay isula gaadheen ee ay guddida dhexdhexaadintu ka hawl gashay khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii lixda bilood ahayd ee golaha guurtidu u sameeyay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa
» Read more

SIDEE. MADAXWEYE, KU NOQDAA KALIDI TALIYE

Radio Somaliland - 15 Sep, 2009
null
Hargeisa - Dalkan Somaliland, ma aha sabool dadkiisii gabay, waxa se gaagixiyay maamul xumo. Dalku, wuxu u baahan yahay; bad-baado, isbeddel maamul iyo mid fikir (Revolution), oo dhakhsa ah. Maamulka soo socoda maxaa laga rabaa, inuu qabato? Is-bedel X iyo Y, ma aha xal. Waa in hadda, la qeexo, is-bedelka loo baahan yahay. Waxa isbedelka la rabo suurta gelin kara. jiilka cusub; waa da’yarta, rag iyo dumar ee koobsaday; tacliin, tayo, tamar iyo tiro, ee maanta mustaqbal koodii daawaha saran yahay. Tahriib iyo aamusnaani ma ah xal.
» Read more

SAC Condemns Rayale for Killing Innocent People & Closing Down the Parliament

Radio Somaliland - 13 Sep, 2009
null
Somaliland American Council (SAC) is dismayed by the excessive use of power by Rayale's government and condemning the actions of President Dahir Rayale's government that resulted for the death of 3 innocent and unarmed people who were simple exercising their right to demonstrate. SAC also strongly condemns Rayale government for closing down the people's house (the parliament).
» Read more

Resign so the nation can get back to its democratic journey

Radio Somaliland - 13 Sep, 2009
null
UDDAA and Other Somaliland Diaspora Organisation appeal to the President and the Vice-President to resign so that the nation can continue peacefully with its democratisation process. We have been following, with ever increasing dismay, the delays in the presidential and local government elections and the continual constitutional and political crises over the last four years.
» Read more

Daawo Xasuuqii waxashnimada lahaa ee in Riyaale kula kacay Shacabka Hargeisa

Radio Somaliland - 13 Sep, 2009


Xasuuqii Shacabiga Somaliland oo Riyaale Bilaabay

Radio Somaliland - 13 Sep, 2009
null
Hargeisa - Afar Qof oo rayid ah ayaa inta la ogyahay ku dhintay , 7 kale oo 3 Boolis yihiina way ku dhaawacmeen, kadib markii ciidamada ammaanku adeegsadeen sunta dadka kaga ilmaysiisa iyo rasaas ay oodada kaga qaadeen. ka dib markii shirgudoonka Golaha wakiiladu isku dayeen inay hore u galeen xaruntooda. balse waxa joojiyay oo hor istaagay ciidamada oo isku weegaaray xayndaab, iyada qaarkood ay xaga sare ee
golaha fuushanaayeen.

» Read more

Ciidamo Xoog Kula Waregay Xarunti Golaha Wakiladda, Xildhibaan Udub ah oo Baastoolada ula soo baxay xildhibaanada kale

Radio Somaliland - 08 Sep, 2009
null
Hargeisa - Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa qalalaase ka dhacay ka dib markii ay xildhibaanada Golaha ee Muxaafidka ahi ay qas iyo buuq iyo gacan ka hadal ay ka dhex sameeyeen Golaha waqti ay mudanayaashu isku diyaarinayeen in ay gudo galaan Mooshinkii Maamuus ka xayuubinta Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa.
» Read more

La Taliyaha Sharciga Wakiilada Oo Ku Soo Talo Bixiyey In Mooshinada Maamuus Ka Xayuubinta Shirguddoonka Iyo Madaxweynuhu Ay Sharciga Waafaqsan Yihiin

Radio Somaliland - 08 Sep, 2009
null
Hargeisa - La taliyaha sharciga golaha Wakiilada Axmed Cali Kaahin oo shirguddoonka u gudbiyey todobaadkan horaantiisii inuu talo bixin sharci ka keeno mooshinada maamuus ka xayuubinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. waakan qoraalkii qaryaqaanka golaha oo dhamays tiran.
» Read more

Mucaaradka oo ka jawaabay waqtiga Doorashada ee dib loo dhigay mar kale Hargeysa

Radio Somaliland - 07 Sep, 2009
null
Hargeisa - Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa jawaab ka bixiyay go’aan Komishanka Doorashooyinku dib ugu riixay qabsoomida doorashada Madaxtooyada Somaliland
» Read more

Kacdoonkii Dadwaynaha Hargeisa ay kaga soo horjeedeen Falakii Argagaxisnimo ee lagu weeraray Golaha wakiilada

Radio Somaliland - 30 Aug, 2009Hargeisa - Dadwayne aad iyo aad u tiro badan oo gadoodsan ayaa saaka barkhdii ku soo xoomay agagaarka golaha wakiilada kadib markii Xukuumadda Somaliland ay ciidamo Boolis ah oo tiro badan ku daad-guraysay Xarunta Baarlamaanka, kuwaas oo iyana Rasaas Nool u adeegsaday dadweynaha halkaas isugu soo baxay, Ka Daawo halka video ay inoo soo duubeen Radio Hormood.


Guddoomiyaha Golaha Wakiilada oo Shaaca ka Qaaday in Weerar Culus oo Lagu soo Qaaday Hay’adii Sharci Dejinta

Radio Somaliland - 29 Aug, 2009
null
Hargeysa - Shirkii maanta ee golaha wakiilada Somaliland ayaa si dag dag ah u xidhmay ka dib markii ay amarka qaadan waayeen ciidamada ilaalada golaha wakiilada oo uu shir-guddoonka goluhu ammar ku siiyay in ay golaha ka saaraan lix mudane oo goluhu uu Ku sameeyay markii ay dhawaan ka sameeyeen fal xun oo aan dhaqan u ahayn golaha wakiilada.
» Read more

Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada oo xildhibaanada Udub Buuq iyo Rabshad ka abuureen

Radio Somaliland - 24 Aug, 2009
null
Hargeysa - Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo xildhibaanada u furmi lahaa kalfadhi aan caadi ahayn oo muddo bila ah lagu kordhiyay si uu Goluhu u sii furnaado ayaa suurto galin in uu furmo, arintan ayaa timid markii xildhibaanada ka soo jeeda xisbul xaakimka Udub ee Golahaasi xoog ku hor istaageen inuu Goluhu furmo
» Read more

Axsaabta Mucaaradka oo ka hadlay qodobo uu u soo jeediyay Wasiirka Itoobiya

Radio Somaliland - 24 Aug, 2009
null
Hargeysa - Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka Somaliland ayaa caddeeyay inay diidan yihiin soo-jeedimo dhowr ah oo qayb ka ahaa qodobadii dhexdhexaadinta ee uu hordhigay Wasiirul-dawlaha Khaarajiga Itoobiya.
» Read more

Waxaan la yaabanahay marka uu nin yidhaa, Ilig ayaa I xannuunaya oo jarmal ayaan ku soo dawaynayaa, Xasan Yoonis oo xannuunsanayey Tigidhbaa loo waayey

Radio Somaliland - 22 Aug, 2009
null
Gabiley - Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Mucaaridka ah ee kulmiye Muuse Biixi Cabdi, oo maanta Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee ku dhaqan Gobolka Gabiley, halkaasi kala hadlay, ayaa ugu horayn mahad naq balaadhan u soo jeediyay dhammaanba dadkii isku soo baxay
» Read more